Wadada Maka al-Mukarama ee Bosaaso oo laga dhigi doono jid laami ah.

0
25

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Boosooso oo ay ka socdaan dhismayaal casri ah iyo wadooyiin laami ah ayaa waxaa laga dhagax dhigay jidka weyn Maka al-Mukarama ee Boosaaso kaasi laga dhigayo waddo laami.

Munaasabadda Dhagax dhiga waxaa goob joog ahaa duqa Caasimadda Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Putlaand iyo Masuuliyiin kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya