Wacyigelin Ku Saabsan qaadashada Tallaalka looga hortago Shubanka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasinka guud ee caafimaadka Gobolka Banaadir ayaa Muqdisho ku qabtay wacyigelin ku saabsan tallaalka Rota oo loogu talagalay ka hortagga feyriska shubanka ee ku dhaca caruurta ka yar shanta sano.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa