Wacyegelin ku saabsan in caruurta la geeyo goobaha waxbarashada oo laga daah-furay Guriceel.

0
155

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa laga daah-furay olole wacyigelin ah oo ay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Galmudug ay u samaynayso carruurta iyo waalidiinta si loogu dhiirrigeliyo in carruurta la geeyo goobaha waxbarashada loogana faai’deeyo iskuulada sida bilaashka ah wax looga barto ee ku yaala Degmada.Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda Waxbarashada ayaa ololahan goob joog ahaa.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya