Wabixin:-Sidee Ardeygu ku gaari karaa hadafkiisa Waxbarasho.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa iftiinka iyo hagaha Nolosha, Wana sheyga kaliya ee ay umad kastaa horumar iyo barwaaqo ku gaari karto.

Ardeyda waxbaranaysa ayaa u baahan waxyaabo badan oo heer wanaagsan gaarsiin kara waxbarashadooda taasi oo uu kamid yahay Dadaalka oo qeyb weyn ka qaadanaya gaaritaanka hiigsiga waxbarasho ee Ardayda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya