Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka dhallinyarada is xilqaam ayaa laanta fiiltare xaafadda Buunda-weyn ee Magaalada Baladweyne ka bilaalbay dadaallo looga hortagayo fatahaadda wabiga Shabelle .
Wabiga Shabelle ayaa ku fatahay xaafado kamid ah Magaalada Baladweyne kadib markii karkarada uu jabsaday Webiga shabeelle.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya