Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Xawaadleey ee Gobolka Shabeelaha dhaxe ayaa waxaa fatahaad ka geeystay wabiga Shabelle ee dhaxa mara Deegaanka.
Dadkaan oo u badan xoolo dhaqato iyo beeraley ayaa horay waxaa u sameeyay abaarahii soo maray dalka.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya