Wabiga Shabeelle oo Ku fatahay Tuulooyin hoos taga Degmada Mahadaay.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad Ka sameeyay Tuulada Kulmis Weyne oo hoostagta Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dadka Tuula ayaa wada Dadaalo ay uga Gaashaamanayan in Fatahaadu ay Cagta Mariso Guryahooda waxaana ay Billaabeen in ay Caratuur ku Sameeyaan Hareeraha Tuulada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa