Wabiga Shabeelle oo ku fatahay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wabiga Shabeelle ee dhex mara Magaalada Baladweyne ayaa karkaarada jabsaday islamarkaana ku fatahay Magaalada taasi oo samayn ku yeelatay isku socodka gaadiidka iyo dad waynaha ee Magaalada Baladweyne.

In kastoo dadka qaar ay hore u qaateen digneenaha iyo wacyigelinta ku aadan qataraha fatahaada Wabiga Shabeelle ay jeedinayeen Maamulka iyo Hay’adaha ku shaqada leh arimaha saadashada hawada ay hore ugu barakaceen ayaa qoysaskii ku harsanaa xaafadaha Magaalada waxay bilaabeen inay iskaga barkacaan guryahooda iyaga oo u barakacay Deegaanka Ceeljaale iyo Deegaano kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya