Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Biyaha fatahaada Wabiga Shabeelle ee ka soo baxay Tuulooyinka Hurawaa iyo Bula Axmed Cigow ayaa gaaray Tuulooyinka Balcaano ee bariga Mmagaalada Jowhar dadka Deegaanka ayaa sheegay in qul qulka biyaha ay sameyn xogaan Reebeen.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa