Wabiga Jubba oo kufatahay deegaano kamid ah Jubbaland

0
167

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada kunool Tuulooyinka Wargul, Siinka-dheer iyo Baarka oo hoostaga magaalada Kismaayo ayaa waxa kusoo fatahay wabiga Jubba oo mara tuuloyinkaasi Maxamed Cali Samow