Wabiga daawo Degmada Baladxaawo oo guray.

0
56

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wabiga daawo ee mara Degmada Baladxaawo ee gobolka gedo ayaa guray iyadoona dadka noloshooda ay ku tiirsanayd biyaha wabiga ay wajahayaan xaalad adag.

Wabigan ayaa waxaa uu guraa Lix bilood oo kamid ah Sanadkii halka uu socdo lixda kale Bal sanadkan waxaa uu guray xili ka horeysa Waqtigii uu guri jiray isagoona guray Bishii labaad ee Sanadkan taasi oo ka dhigan in uu hada guran yahay laba bilood oo xiriir ah.

Qaar kamid ah Dadka Deegaanka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay wajahayaan Xaalado adag oo ay kamid tahay in ay ka oomeen Beerihii Saaran Jiinka Wabiga iyo sido kale Xoolaha nool.

Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa ka warramaya