Waalidinta Dhoobley oo loogu booriyay in carruurtooda geeyaan Goobaha Waxbarashada.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa hada waxaa ka furan Iskuulo badan kuwaasi oo leh fasalada Hoose Dhaxe iyo Sare, waxaana sido kale jiraan Iskuulo kale oo si lacag la’aan ah wax lagu baro ardayda.

Iskuduwaha Wasaaradda Waxbarashada Degmada Dhoobley ayaa Waalidiinta ugu baaqay in carruurtooda geeyaan goobaha Waxbarashada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegeya