Waalidiinta ku nool Degmada Dhoobley oo ku baaqay sara u qaadista waxabarashada gabdhaha.

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sida aan wada ognahay aqoontu waa sheyga kaliya ay dadku ay ku hormarin karaan noloshooda waxayna laga maarmaan u tahay nolosha beni’aadamka, marna masino qof aqoon leh iyo qof aan aqoon laheyn.

Qaar kamida waalidinta ku dhaqan degmada dhoobley ayaa bulshada qeybaheeda kala ugu baaqay in sare loo Qaado waxbarashada gabdhaha.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa