Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib imtaxanki Dugsiga Dhexe iyo Dugsiga Sare waxaa dib loo furay dhamaan Iskuulada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose iyadona Ardeyda ay u waregayaan kuwa dib ugu soo labtay Iskulada Fasala cusub oo ay kasii wadaan hayaankooda Waxbarasha madama Wasaaradda Waxbarashada ay dadal ku bixineyso tayeyta waxbarashada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya