Waalidiinta Jowhar oo Loogu Baaqay in Carrurtooda ay kula dadaalan Barashada Qur’aanka.

0
145

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barayaasha wax ka dhiga Dugsiyada ku yaala Magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeelle ayaa xusul duub ugu jiro sidii wax loo bari lahaa ubadka ku Nool Magaalada jowhar ee Caasimada Hirshabeelle.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa