Waalidiinta Dhoobley oo ka hadlay Kaalinta ay ka qaataan Waxbarashada ubadkooda.

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa aas-aaska horumarka iyo nolosha taas oo uu qof kasta u baahan yahay inuu helo waxbarasho, waxaanay lagama maar maan u tahay nolosha iyo horumarka qof kasta iyo bulsho kasta.

Waalidka ayaa lagu tilmaama inuu yahay Macalinka ugu horreeya iyo isdhexgalka aadanaha ee ilmuhu la kulmo.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya