Waalidiinta Degmada Dhoobley oo lagu booriyay inay ka war qabaan Waxbarashada Carruurooda

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa aas aaska Horumarka iyo nolosha taasi oo qof kaste u baahan yahay in uu helo waxbarasho waxaana lagama maarmaan u tahay nolosha iyo Horumarka qof kase iyo Bulsha kasta.

Waalidiinta ayaa lagu tilmaamama inuu yahay Macalinka ugu horeeya ee is dhax galka aadanaha ee ilmuhu la kulmo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixitan ku eegeysa