Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sida aan wada ognahay aqoontu waa sheyga kaliya ay dadku ay ku hormarin karaan noloshooda waxayna laga maarmaan u tahay nolosha bani’aadamka, marna masino qof aqoon leh iyo qof aan aqoon laheyn.
Qaar kamida waalidinta ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa bulshada qeybaheeda kala ugu baaqay in sare loo Qaado waxbarashada gabdhaha.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa