Waalidiin ku nool Deegaanka Dhoobley oo Maamulka Deegaanka iyo wasaarada Waxbarashada jubalaand ka codsaday in sare loo qaado tayada waxbarasho ee Deegaanka

0
152

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Walidiinta Deegaanka Dhoobley oo Radio Sanguuni la hadlay ayaa Wasaarada Waxbarashada Dowlad Goboleedka Jubbalaand iyo Maamulka Deegaanka ka codsaday in la tayeeyo waxbarashada Deegaanka.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintanku eegaya