Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barafasoor Axmed Salaad Kulmiye oo kamid ah Aqoonyahanka Deegaanada Galmudug ayaa sheegay in ururrada bulshada rayidka ah ay door muhiim ah ku leeyihiin la xisaabtanka hay’adaha Dowladda, islamarkaana ay lagama maarmaan tahay in ay si firfircoon uga qeyb qaataan kormeerka iyo dabagalka wax qabadka Maamulka Galmudug.
Waxaa uu tilmaamay in islaxisaabtanku uu yahay tiir muhiim u ah horumarka iyo Maamulka suuban, loona baahan yahay in la dhiirrigeliyo doorka bulshada ee arrimaha hufnaanta iyo daahfurnaanta.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya