Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo iyo guud ahaan Deegaanda Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa sanadihii danbe aad u kordhay Tirada gabdhaha ku soo biirayo mihnada warbaahinta gaar ahaan Raadiyaha kuwaasi oo u baahan in sare loo qaado Aqoontooda iyo xirfadooda warbaahineet Cabdulaahi Cabdiraxaan Maxamed Xoghaya guud ee Ururka Saxufiyiinta Jubbaland ayaa sheegay in ay Diyaariyeen Tababaro lagu horumarinaayo Xirfadaha Gabdhaha Ku jiro Warbaahinta Jubbaland.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa