Ururka qareennada Jubbaland oo Kismaayo ku doortay hoggaanka ururka iyo xoghayihiisa.

0
92

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka qareennada Jubbaland ayaa maanta hoolka maxkamada sare ee Jubbaland ku qabatay doorashada ururkaasi oo ay ku dooranayeen Guddoomiyaha, ku xigeenkiisa iyo xughayaha guud ee ururka.

Doorashada ururka qareenada Jubbaland waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha maxkamada sare ee Jubbaland, xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada Jubbaland, taliyaha booliska qeybta Jubbada Hoose, Gudoomihii hore ee ururka qareenada sharci yaqaano iyo mas’uuliyiin kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya