Ururka Naafadda Degmada Jowhar oo Bulshada ugu baaqay in Guurka aan lagu faquuqin Dadka Aragga la,

0
160

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa ku nool dad badan oo qaba baahiyaha gaarka sida dadka aragga la’ kuwaasi oo aan helin wax yaabihii ay u baahnaayeen Sababo la xiriira Faquuq ay kala kulmaan Qeybaha  kala duwan ee Bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah faahinaya