WARARKA Ururka Naafaadda Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Dalbaday in laga Taageero Xarumo Waxbarasho. By admin - December 10, 2022 0 195 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Naafadda ah ee ku nool Deegaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa xiligan wajahaya baahi dhinaca waxbarashada ah waxayna Dalbadeen in laga Taageero Xarumo Waxbarasho. Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarbixineysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/12/Warka-firdawsa-ururka-nafada-ee-shabeelaha-dhexe-oo-codsaday-xaruumo-waxbarasho.mp3