Ururka kubbadda cagta Jubbaland oo magaalada Kismaayo ku qabtay kulan kubbadeed.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka kubbadda cagta Jubbaland ayaa galinkii danbe ee shalay u qabtay tababar ciyaar toyga matali doona xulka kubada cagta Jubbaland kuwaas oo ka qabgalaya tartanka Maamul Gobaleedyada Dalka iyo Gobalka Banaadir sida uu qorshuhu yahay 22 ka bishan ayaa la qorshaynayo in uu furmo tartanka Maamul Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir kaas oo ay sanadkii afaard ka qayb galayaan xulka kubada cagta Jubbaland dhamaan ciyaar toyga ayaa waday maamihii la soo dhaafay diyaar-garow.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya