Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha dhexe oo ku Baaqay in laga shaqeeyo Nadaafadda Deegaanka

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku-xigeenka Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Marwo Ruqiyo Cabdulle, ayaa si qoto dheer uga hadashay doorka muhiimka ah ee haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa gobolkaasi ay ku leeyihiin horumarinta nadaafadda iyo bilicda deegaanka.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya