Ururka haweenka Gobolka Hiiraan oo Gabdhaha da’da yar uga digay halista tahriibka.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha ururka haweenka Gobolka Hiiraan Farxiyo Cabdirashiid Cabdi ayaa haweenka Baladweyne ugu baaqday ineey ka joogaan tahriibka maadama maalmihii laso dhaafay aay baraha bulshada kusoo bateen gabdho lajirdilayo oo aay heeystaan rag magafayaal ah oo dadka tahriibiya.

Dadka la tahriibiyo ayaa marka hore loo sheegaa in laga bixinayo dhamaan qarashka lagu safrayo iyadoo marka danbe loo gacangeliyo magafayaal jirdil u geeysta si muuqaalka qofka oo dhibana ah loogu diro waalidika laguna amro bixinta lacag aaysan awoodin.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraaad. ayaa ka warramaya