Ururka Haweenka Degmada Luuq oo sameystay hogaan cusub.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo ahaa mid ay kasoo qeyb galeen ururka Hooyooyinka Degmada Luuq Maamulka Degmada oo uu hormuud u yahay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka, ururka dhalinyarada iyo laamaha amaanka ee Degmada Luuq ayaa waxaa maamulka xafiiska ururka haweenka Degmada Luuq kula wareegeesay Marwo Xareeda Xassan oo dhawaan loo doortay hogaanka cusub ee ururka Haweenka Degmada Luuq.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya