Ururka Haweenka Degmada Kismaayo oo ka warbixiyay waxyaabaha ay ku qaban doonan xarun weyn oo dhawaan loo dhisay.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Haweenka Jubbaland gaar ahaan kuwa  ku nool magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada  u dhistay xarun wayn oo dumarka u gaar ah  taas oo ay hada ka dib ku soo bandhigi doonaan wax qabadkooda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya