WARARKA Ururka Haweenka Degmada Dhuusamareeb oo Iskuul u furtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba. By admin - January 16, 2023 0 177 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ururka Horyaal oo ah ururu ay ku mideysan yihiin qaar kamid ah Haweenka Magaalada Dhuusamareeb Caasimada Galmudug waxaa ay ka shaqeeyaan Howlo ay kamid yihiin caawimaada bulshada iyo waxbarashada caruurata Baahiyaha Gaarka ah qaba. https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/01/Warka-firdawsa-Dhuusamareeb-Haween-Iskuul-u-fuaray-dadka-baahiyaha-gaarka-ah-qaba.mp3