Ururka Haweenaka Dhuusamareeb oo deeq raashin ah u qeybiyey Qoysas Danyar ah.

0
104

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka hawenka caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa qoysas gaaraya 30 deeqo ah raashinta nuucyadiisa kala duwan ugu qeybiyey Magalada dhuusmareeb
Qoysaskan ayaana ahaa kuwa danyar ah oo ku nool Magalaada Dhuusamareeb kuwaas oo qaarkood yihiin dadkii ay samayeen roobabkii ka da’ay Magalaada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa