Ururka dhaqaatirta Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay kulan looga tashanayay cudurka Gawracatada

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurka Gawracatada oo ka mid ah 6 cudur ee dilaga ah oo labadii sano ee lasoo dhafay aan la gu arkin Soomaaliya ayaa hadda caruur looga shakisanyahay lagana kenay Mahaddaay lagu dabibayaa Isbitalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

Caruurta qoyska oo ka koobnaa lix ruux ayaa saddex ka mid ah u geyriyodeen cudurkan looga shakisan yahay in uu yahay Gawracato, si looga fejignado qatarta cudurkaan ayaa Ururka dhaqaatirta Soomaaliyeed waxa ay soo qaban qabiyeen kulankan looga tashanayay ka jawaabida Cudurka Gawracatada haddii ugu danbeyn ay baritanadu cadeyaan in uu dalka dib ugu soo laabtay Cudurkan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa Kawaramaya