Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka ayaa lagu qabtay shir cilmiyeedkii kowaad ee Ururka Dhaqatiirta lafaha Soomaaliya.
Shirkaan ayaa waxaa waxaa ka qeybagalay masuuliyiin ka tirsan Dolwlada dhaxe iyo inka badan afartan dhaqaatiir soomaliyeed kuwaasi oo ku taqasuusay daweeynta lafaha.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa