Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Ururka dhalinyarada Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan Shaafici Baashe iyo guddoomiyihii hore ee ururka Xasan Cabdirashiid oo waraysi siiyay Warbaahinta ayaa waxay sheegeen in dhalinyarada Degmada Matabaan ay xilligan u baahanyihiin in laga taageero ka shaqaynta nabadda maadaama Deegaanno hoos yimaada Matabaan ay kusoo laalaabtaan dagaallo u dhexeeya beelo walaalo ah Waxaa ay sheegeen inay kaalin ka gaystaan nabad kusoo dabbaalidda Deegaannadan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya