Ururka Dhalinyarada Kismaayo oo tababar u qabtay Arday ka socotay Iskuulada Kismaayo

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababar aqoon kororsi ah oo si wadajir ah ay u qabteen Ururka SYL iyo Ururka Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo ku saabsanaa habka maamulka iyo maareynta ayaa loo qabtay Arday ka kala socotay 25 dugasi oo kamid ah Iskuulada Magaalada Kismaayo.

Tababarkani oo socon doona muda 2 maalin ah ayaa waxaa ka qeyb galay xillibaanad Foos Cali Cabdiraxman, Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland, Guddomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee Degmada Kismaayo, agaasimaha ururka dhalinyarada SYL iyo marti sharaf kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya