Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo maalma kooban ay ka harsanthy maalinta munaasabada Ciidul fitriga ayaa golaha dhalinyarada Degmada kismaayo waxay ka farxiyeen qaar kamid agoonta ku nool Magaalada kismayo Carruurta agoonta ayaa isugu jiray wiilllal iyo gabdho.
Dhalinyaradan ayaa ah kuwa isku xilqaamay ciidsiinta carruurtan agoonta ah si ay farxada ula wadaagaan carruurta kale ee dhigooda ah.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya