Ururka Dhalinyarada Deegaanka Goobweyn oo ka Warbixiyey baayihaya Dhalinyarada ee ka jiro Deegaankooda

0
158
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarda ku nool deegaanka Goobweyn ayaanan qaarkood heysan fursado waxbarasho, waxay Wasaaaradaha Waxbarashada iyo Dhalinyarada ka codsadeen in loo hirgaliyo Dugsiga tababarka farsamada gacanta oo ay sheegeen in ay baahi weyn uqabaan barashada waxyaabaha la xiriira farsamada gacanta.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.