Ururka Dhalinyarada Ciyaaraha Deegaanka Raaskambooni oo lagu wareejiyay Agabyo kala duwan.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Dhaqaalaha Baluuga Qaar kamid ah Xildhibaanada Jubbaland iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Jubbaland oo Maalmahaan Howlo Shaqo ujoogay Raaskambooni ayaa Agab loogu talagalay dhalinyarada ciyaarta kubada cagta ku wareejiyeen Guddoomiyaha Ciyaaraha Deegaanka Raaskaambooni ee gobolka Jubbada Hoose ayadoo isla garoonka lagu soo bandigay ciyaar saaxiibtinimo oo lagu soo dhaweynayay Masuuliyiinta.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya