Ururka aqoonyaanada Gargaar oo xarun waxbarasho ka dhisay degaanka Shimbiraale ee Gobalka Galgaduud.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Gargaar oo ka shaqeeya arimaha horumarinta waxbarashada degaanada miiga ah ayaa degaanka Shimbiraale oo hoostaga Dhuusamareeb ka hirgaliyey dhismaha qolal ay ardeyda degaankas wax kubartaan.

Bulshada Shimbiraale ayaa Ururka Gargaar uga mahad celiyey sidey uga tagereen in Carruurtooda ay dugsi waxbarasho u helaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahinaysa