Ururada ka Shaqeeya Gurmadka Oo ka hadlay Sida Dadka Barakacayaasha ee Baydhabo Lagu gaarsiin karo Adeegyada Bulshada.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku sugan in ka badan Todobo Boqol oo kun Oo qof oo Barakacayaal ah kuwaasi oo deegaanadooda Abaaro Amaan daro ka soo barakicisey iyagoo nolol u soo raadsadey Magaalada,waxayna ay isugu jiraan kuwa wali daruufta aan ka bixin halka qaarka kalena Xoogaa Magaalada la qabsadeen.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya