Ururada Dhallinyarada ee ka dhisan Jowhar oo loogu baaqay in ay Horumariyan adeegyada Bulshada.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa ka jira dhowr Ururo dhalinyaro kuwaasi oo howlo kala umagacaaban ama isku xisbiyaystay in ay kaga howl galan Jowhar.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya