Ururada bulshada ka dhisan Kismaayo oo door weyn ka qaata Nabadda iyo is dhexgalka bulshada.

0
165

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo waxaa ka dhisan ururo iyo dallado kala duwan oo haween iyo dhalinyaro ku mideysan yihiin kuwaas oo ka shaqeeya nabadeynta iyo isdhexgalka bulshada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya