Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan ayaa ahaa Daah-furka ururka u dooda Xaquuqda naafada ee Mustaqbal ee magaalada beydhabo ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Ururkaas Wasiirka Waxbarashada KG iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Qaar kamid ah dadkii kasoo qeyb galay kulankaasi ayaa ka hadlay in lataageero dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya.