Urur ay ku mideysanyihiin dhaqaatiirta leh taqasuska aqrinta Iskaanada oo looga dhawaaqay Muqdisho

0
122

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Urur ay ku mideysanyihiin dhaqaatiirta leh taqasuska aqrinta Iskaanada iyo Raajada ayaa looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho.

Waxaana munaasabada shaacinta ururka kasoo qeyb galay Guddoomiyaha ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed madax ka socotay bahda waxbarashada dhaqaatiir aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee bahda caafimaadka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya