U diyaar garowga Ciidda Carafo oo laga dareemaayi Suuqa Xoolaha Baydhabo.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Maalmo kooban nooga dhiman Maalinta Ciida ee Carafo ayaa waxaa Suuqweynaha Xoolaha ee Magaalada Baydhabo laga dareemaya u diyaar garowga Dhanka Ciiddul Adxa.

Waxaa guud ahaan suuqa ka jira kala iibsiga Xoolaha kala duwan sida, Ariga, Lo’ada iyo Geela si qof kasta ee abooda u guto Udxiyada Maalinta Ciiddul Adxa, iyadoo Ciidan Ka duwan tahay Ciidii hore marka loo fiiriyo dhanka iyo Xoolaha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa