U diyaar garowga ciida oo laga dareemayo goobaha cilan sarka ee magalada dhoobley

0
167

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo lagu guda jiro tabanka hore ee bisha carafo  ayaa suuqyada Magaalada dhoobley  waxaa laga dareemayaa mashquul aad u badan oo ku aadan u diyaar garoowga munasabad ciidul adxaa taas oo ku beegan maalinta sabtida ah

Goobaha cilaan saarka laguna quruxiyo dumarka ee ku yaala magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa waxaa laga daremaya maashqul aad u badan oo la xirira diyaar garowga munaasabada ciida carafa.

Xili an booqanay mid kamid ah goobaha cilaan sarka ee magaalada dhoobley ayan kula kulmay Farxiyo Axmed oo isku diyarineysa maalinta ciida isla markana cilaanka loo marinayey waxana wax ka weeydiinay sida aya iskugu diyarineysa ciida

Dhanka kale qaar kamid ah gabdhaha ka shaqeya goobtaasi cilaan saarka ayan ka wareysanay sida ay tahay shaqadooda xiliyada munaasabadaha ciidaha.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay