Tumaalada Dhoobley oo codsanaya in laga caawiyo goobo ay ku shaqaystaan

0
428

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Bir tumistu ma ahan shaqo sahlan mana ahan shaqo qof kaste qaban karo balse waa shaqo u baahan xirfad iyo aqoon dadka birta tuma dunida waxa loOga yaqaanaa injineero halka dhulka Soomaalida looga yaqanaa tumaalo taasi oo loola jeedo bir tume dadkan ayaa waxa ay soo saaraan qalab u dhigma midka dibada laga keeno.

Dadka birta tuma ma heystaan warashado ay ku sameeyaan biraha balse taa badalkeeda gacantooda ayuu rabi uga dhigay Warshado ay ku sameyaan birta nocyadeeda kala duwan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya