Tumaalada Degmada Bardaale oo Codsadey in loo dhiso Xaruun ay ku shaqeystaan.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bir tumistu ma ahan shaqo sahlan mana ahan shaqo qof kasta qaban karo balse waa shaqo u baahan xirfad iyo aqoon.

Dadka ku shaqeesta xirfada bir tumista ayaa ay ah dad ku shaqeeya marxalado adag iyagoo nolol maal meedkooda ka soo saarta.

Dadka Baadiyaha dega ay laga maarmaan ay tahay agabyada ay soo saaraan.

Qaar kamid ah Xirfadleyda Tumaalada ee Degmada Bardaale ayaa Codsadey in loo dhiso Xarun ay ku shaqeystaan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya