Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa kahor imaan doona amar dhawaan ka soo baxay Waaxda Caddaaladda Mareykanka oo ahaa in diiwaanka canshuur celintiisa lagu wareejiyo guddi ka tirsan Golaha Wakiillada, sida uu Isniintii sheegay mid ka mid ah qareennadiisa gaarka ah.
“Ma jiraan wax caddayn ah oo sheegaya in wax khalad ah ay ka dhaceen canshuurtiisa, waxaan ka soo horjeedaa in la sii daayo diiwaankiisa canshuur celinta, ma aha oo kaliya aniga oo wakiil ka ah Donald Trump, laakiin anigoo ku hadlaya magaca dhammaan kuwa mustaqbalka qaban doona xafiiska Madaxweynaha Mareykanka,” ayuu ku yiri bayaan uu soo saaray qareenka Trump, Ronald Fischetti.
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa kahor imaan doona amar dhawaan ka soo baxay Waaxda Caddaaladda Mareykanka oo ahaa in diiwaanka canshuur celintiisa lagu wareejiyo guddi ka tirsan Golaha Wakiillada, sida uu Isniintii sheegay mid ka mid ah qareennadiisa gaarka ah.