Trumo iyo Putin oo ku kulmaya Alaaska

0
27

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa kulmi doona Alaska Jimcaha soo socda si ay uga wada hadlaan mustaqbalka dagaalka Ukraine.

Trump ayaa kaga dhawaaqay baraha bulshada kulanka 15 Agoosto markii dambena afhayeen u hadlay aqalka Kremilinka ayaa xaqiijiyey isagoo sheegay in goobta kulanku tahay “mid si macquul ah u qorshaysan” maadaama Alasku u dhow yahay Ruushka.

Afhayeenka ayaa intaas ku daray in Trump lagu casuumay Ruushka shir madaxeedka labaad ee suuragalka ah.

Ma jirin wax falcelin ah oo degdeg ah oo kasoo baxay Ukraine